MA LA SOCOTAA XAALADDA KAADIDAADA !

Copenhagen (RH)-Dhageystow ma la socotaa in ay muhiim tahay in aad la socoto xaaladda Kaadidaada.

Halkan ka dhageyso warbixin aan ka soo turnay wargeys caafimaadka NYT-SUNDT oo kasoo baxa Denmark.