Hargeysa(RH)Gudoomiyaha hay’adda ka hortaga masiibooyinka iyo kaydka raashinka Qaranka, mudane Faysal Cali Sheekh Maxamed ayaa wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland ku wareejiyey deeq raashina oo loogu talo gallay macalimiinta ka hawlgalla dugsiyadda dawladda.
Waxaa deeqdani raaashinka ah kala wareegay agaasimaga guud ee wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska, mudane Axmed Abokor Maxamed.