Dadweynaha soomaaliyeed ee ku nool magaalada kolding waxa ay iga oo ka tiiraanyeysan tacsi udirayaan qoyskii uu kabaxey Alle ha u naxariistee Axmed Maxmed Cabdi ( Axmed-dheere) oo xaley ku geeryoodey dalka Uganda.
Axmed waxa uu AHN mude dheer kunoolaa magaadan Kolding, waxa ay Ilaahey uga baryaan in uu u naxariisto janadii firdowsana geeyo aamiin.
Inaalilaahi wa inaa ileyhii raajicuun.
Category